Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti Somaliland ah oo booqday deegaanka Kulmiye ee gobolka Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafti ka kankooban wasiiro iyo hogaanka ciidanka qaranka oo uu weheliyo xildhibaan laga soo doorto gobolka sanaag iyo sidoo kale gudoomiye ku xigeenkaa gobolka Sanaag ayaa màanta booqday deegaanka Kulmiye ee bariga Sanaag.

Xaalada gobolka ayaa degan waxana ay xukuumaddu ku guulaystay qaramayntii ciidamadii madaniga ahaa ee ju sugnaa gobolka Sanaag.
img_13_1741291280724.jpg

img_12_1741291265847.jpg

img_9_1741291219009.jpg

img_11_1741291247437.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this