Sign in to follow this  
Deeq A.

Gobolka Sanaag Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro waxu.dhisaya laxaad ciidan oo isku filan.

Recommended Posts

Deeq A.   

Gobolka Sanaag. Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro waxu.dhisaya laxaad ciidan oo isku filan.

Shacabkiisana barbar taagan. Inamadii Madaniga ahaa. Sumadii ciidanka JsL buu garbaha u sudhey iyagoo Gobolkooda jooga. Shacab iyo Xukumaddooda barbartaan. Waxana loo sameyey (discipline) ciidanimo. Farxad bey ku dabaal dagayaan.

Cid ku soo dhici karta ma jirto amniga Gobolka guud ahaan. Dhinaca kale dadkii Gobolka wadda deganaa Nabad buu ka dhex wadaa.

Waxuna rabaa Sanaag oo nabadda inuu ka fuliyo adeegyadii dowladdu ka fulin laheyd. Mashariic waaweyna Gobolka waa loo soo wadda.

Cid waaxida oo isku dayi karta amniga iney khalkhalisa ma jiri doonto.

Haddey isku dayaan qaswadayaal aan fahmin isbedelka dalka ka dhacey inuu yahey. In gacanta dowladdnimaddu sareyso.

Waa kuwo aan war u heyn. Quwadda ciidanka qaranka ee Gobolka xukumadda cusubi geysey.

Walalnimo iyo wadda jirka umadda iyo Nabad ninkii diida waa fidma wale degaanku doono ha jooge. Xukumadd ahaana waxey ka gudaneysa waajibkeeda dastuuriga ah.

Waa Bilaahi Towfiiq
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this