Xudeedi Posted September 27, 2009 Madaxweynaha DGPL Dr. C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole iyo Madax weyne Ku xigeenkiisa Jen.Cabdi Samad Cali Shire oo horkacaya ciidamo xooggan ayaa waxaa ay saaka u baqooleen Degaanka Ufeyn. Madaxweynaha DGPL Dr Faroole iyo ku xigeenkiisa Jen Cabdisamad Cali Shire ayaa waxaa ay kulamo kale duwan kula qaateen magaalda Boosaaso Isimada Gobolka Bari iyo odayo dhaqameedyo ka soo jeeda beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Degaanka Ufeyn Safarka Madaxweyna DGOL iyo ku xigeenkiisa ayaa waxaa uu salka ku hayaa si hishiis waara loo kala dgexdhigi lahaa beelo dagaal uu ku dhexmaray degaanka Ufeyn,Beelaha degan Gobolka Baria ayaa waxaa ay caan ku yihiin in ay soo dhaweeyaan ama qaataan Nabad iyo in laga fogaado dagaalada dhexmara maleeshiyaad reer mii ah oo inta badan ku dagaalama dhul ama ceelbiyaadyo. Madaxda ugu saraysa Puntlland ayaa waxaa la filayaa in ay maanta goob jooga ka ahaadaan hishii ay kala saxiixan doonaa beelihii ku dagaalamay degaanka Ufeyn iyadoo la filayo in Madaxda Puntlland ay hadalo kale duwan ay ka soo jeediyaan xaflada hishiisiinta beelaha walaalaha ah. Maamulka Putlland ayaa waxaa uu ciidamo xoogagga kala dhexdhigay 2 beelood ee ku dagaalamay degaanka Ufeyn ,maleeshiyaad reermii ah oo dagaalamay ayaa waxaa ay dhimasho iyo dhaawac soo gaareen dad lagu qiyaasay 20 oo kuli ka tirsan maleeshiyaadkii dagaalamayey Culimada iyo Isimada Gobolka Bari ayaa waxaa ay qayb ka yihiin in ay soo afjaraan colaad u dhexeysa 2 beelood oo walaalaha ah waxaan ay soo gaarsiiyeen heer wanaagsan iyagoo ku guulaystay in ay xabad joojin dhexdhigaan 2 beelood ee ku dagaalamaya degmada Ufeyn. Source: All Sanaag Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted September 27, 2009 This another positive update, unfortunately their has been skermishes over water-wells in that part of puntland and it really needs to be settled once an for all. Water is such crucial thing in that part of the region, that it can be the precursor to any war to happen. We need to solve this damn water crisis facing the region with long-term objectives. I suggest setting up a fundraiser in the diaspora to all put in money towards cloud-seeding plane and equipments. This will work quite well as it has worked quite well for dubai extreme desert regions. The way it works is: you take a plane into the sky and seed clouds with special chemicalized precipation ingredients. This will achieve more rain to fall during the wet-seasons of puntland. Say for example puntland recieves 100mm of rain a year. And say we recieve 50mm of ran from july-september. During the rainy season when their is clouds present, what you do is you apply this equipment into the clouds, so when it was supposed to rain 50mm, we will get 150 mm of rain. This will later be used and saved in barakads and will last us longer to hold us over for longer during the drought seasons. It increases the barakads for longer use, so by the time we are to finish all the water, the next rainy season is coming and will fill up the barakads and we do the same thing and go into the sky with the plane and apply the seeding equipment. This is good solution for puntland, becuz we have semi arid land that is similar to dubai and if it worked for dubai harsh land, i am sure it will work for ours. It costs about $500 000 to purchase small plane, the equipment, and staff costs, plus maintenance. It will only be used during the rainy seasons because that is when clouds are present. I am sure we can raise up those funds, because recently the samafal and nasrullahi charity organizationsr raised up $200 000 just in the u.k for displaced ppl in puntland. And that as just the u.k Quote Share this post Link to post Share on other sites