Sign in to follow this  
Deeq A.

USAID oo wajahayso eedeymo la xariira taageerada Alshabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

[contact-form]

AP25034609359130-300x169.jpg

Hay’adda Gargaarka Mareykanka ee USAID wajahaysa eedeymo culus oo la xariira taageero ay siin jirtay kooxdq Alshabaab, iyo ururro kale oo ka dagaallama Afgaanistaan iyo meelo kale .

Xubno ka tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa sheegay in USAID ay todobaad walba lacaga u diri jirtay kooxahaas, si aysan howlaha gargaarka bini’aadanimo ee ay hay’addu waddo caqabad ugu noqan.

Si kastaba ha ahaatee ma jiraan caddaymo rasmi ah oo muujinaya in Hay’adda USAID ay taageerto kooxahaas, eedeymaha ay u jeediyeen mudaneyaashan ka tirsan golaha sharci-dejinta Mareykanka ayaa shaki gelinaya si ay Ha’yaddaasi uga hufantahay biri-taaridda argagixisada.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this