Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa maanta wakhti la qaatay dadweynaha reer Ceerigaabo

Recommended Posts

Deeq A.   

img_17_1740747804400.jpg

img_15_1740747767914.jpg

img_14_1740747738449.jpg

img_4_1740746584628.jpg

img_1_1740746537100.jpg

img_6_1740746623074.jpg

img_7_1740746639448.jpg

img_8_1740746655514.jpg

img_9_1740746674642.jpg

img_2_1740746552983.jpg

img_11_1740746698630.jpg

img_13_1740746730706.jpg

img_5_1740746601384.jpg

img_3_1740746568763.jpg

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo taliyaha Ciidanka Qaranka JSL oo ay wehelinayeen badhasaabka Sanaag iyo Maayar ku-xigeenka Ceerigaabo ayaa maanta wakhti la qaatay oo la shaaheeyey lana sheekaystay dad weynaha ku dhaqan Magaalada Ceerigaabo, kuwaas oo ay iska xog-waraysteen xaaladaha Degmada iyo sidii looga shaqayn lahaa nabada iyo horumarka Ceerigaabo.

Dhanka kalena Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo taliyaha Ciidanka Qaranka JSL oo ay weheliyeen masuuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda ayaa salaadii Jimcaha Masjid Jaamaaca Ceerigaabo kula tukaday Bulshada ku dhaqan xarunta Gobolka Sanaag

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa khudbad kooban salaadii Jimcaha kadib u jeediyey Bulshada ku dhaqan Magaalada Ceerigaabo ,ayaa oo si weyn ugu dheerada mihiimada ay nabadu u leedahay aadamaha iyo sida ay Xukuumadda WADAJIR iyo WAX-BAD uga goโ€™an tahay hirgelinta mashaariic waa weyn oo horumarineed oo ay ka hirgelinayso Gobolka Sanaag.

Ugu dambeyntii Madaxweyne ku-xigeenka Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa shacabka gobolka Sanaag ka codsaday inay kala shaqeeyaan nabada iyo qorshayaasha horumarineed ee Magaalada Ceerigaabo.

๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡,
๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž (๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ)
๐€๐Ÿ๐ก๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this