Sign in to follow this  
Deeq A.

Caynaashe weli iyo caadooyinka dadkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

CAYNAANSHE WELI IYO CAADOOYINKA DADKIISA.

IMG-20250225-WA0015.jpg

Sida aan ka soo xigtay Saleebaan CUMAR KU Joog oo 70 sano bilays ahaa cimrigiisuna uu boqol ku dhawyayahay waxa hadalladiisii ka mid ahaa sidan.

Wuxuu yidhi Saleebaan berigii hore ee aanay diintu innasoo gaadhin, dadku way xiddigin jireen oo waxaynu ahayn dad ku xeel dheer cilmiga xiddigiska,qofku habeenka uu dhasho xiddigaha ayaa loo eegi jiray, oo waxa la odhan jiray qofkaasi wuxuu dhashay habeen wax saar, habeen nabadeed, habeen colaadeed, habeen barwaaqo, habeen talo, habeen quruxeed, habeen dulqaad, iwm.

Anoo soo Koobaya Saleebaan oo nin ciise muse ahi wuxuu faalleeyay CAYNAANSHE isagoo ku bilaabay caynaanshe wuxuu ahaa habeen dhalad, wuxuu ahaa nin dheer oo qurux badan oo dalab yar leh (CAYNAANSHE DALAB) wuxuu dhashay habeen talo oo waxa ka soo dhashay dadkii isaaq ugu talada wanaagsanaa ee ugu caddaaladda badnaa sida DIIRIYE SUGULLE iyo salaadiintii kale ee reer sugulle.

Wuxuu yidhi waa wax dulbadan oo colaadda isaaq way necebyihiin iyagiyo tolkoodbba degaankaas weyn ee aynu deggenahay inta badan iyagaa banneeyay.

Saleebaan intuu kaftamay ayaa wuxuu yidhi dumarkooda lama furo oo arkimaysaan inan reer CAYNAANSHE AH oo meelahaas dhacdhacaysa.

Isagoo qoslaya intuu I sos eegay ayaa wuxuu igu yidhi waar cabdoow dadkan danbbe war uma hayoo waalla fasaqmee london miyay joogaa habllo reerkaas ah dhacdhacayaa waxaan ugu jawaabay adeer SINGLE MOTHER xitaa ka soo helimaysid meeshu waxay ahayd mefrishkii S. LAND ee XURMADLLE CABDI QANI CALI QALAF NUUR DHEER dirkii shiikhal beledka burco dib ayaan wax uga soo qori.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this