Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Telsom oo lacag ugu deeqday suuqa Idaacda ee gubtay

Recommended Posts

Deeq A.   

img_4_1740587226813.jpg

Telesom Group ayaa $250,000 (Laba boqol iyo konton kun oo dollar) ugu deeqday dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkii suuqa Idaacadda Hargeysa JSL oo ka mid ah suuqyada ugu dhaqdhaqaaqa badan guud ahaan caasimada Hargeysa.

Maaha markii koowaad ee ay Telesom Group ka qaybgasho musiibooyin dalka iyo dadka ku habsatay, dhawaan ayuun bay ahayd markii aannu gacan weyn ka gaysanay musiibadii Suuqa Waaheen Hargeysa, Wajaale iyo khasaaraha dabka suuqii Taywaan ee magaalada Jigjiga.

img_1_1740587150518.jpg

img_2_1740587193703.jpg

img_3_1740587210813.jpg

 

img_5_1740587243694.jpg

img_6_1740587260372.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this