Sign in to follow this  
Paragon

For UIC skeptics; Indha-Cade surrenders Lower Shabbelle Tommorrow

Recommended Posts

Paragon   

Almost all those who have opposed the Courts, have made the repetitive accusation that the Courts are clannist AND not tackling the Indha-Cade issue. Artists have even gone as far as make defamatory cartoons based on this supposed injustice due to their clannishness. Well, to all you skeptics, Indha-Cade is scheduled to surrender Lower Shabbelle tommorrow and the Sharif has made the announcement that he would foresee all activites related to the take-over of this region. If the Sharif's announcements materializes, I wonder what else the skeptics would use to oppose the Courts; would it be: Dacaskii Cali Mahdi laga siibtey hasoo ceshaan Maxaakimta or other subtle excuses. Time will tell.

 

Sh. Shariif oo sheegey in ay la wareegayaan Sh.Hoose

 

29 Sep 29, 2006, 11:10

 

Midowga Maxkamaddaha Islaamiga ayaa la filayaa in beri ay kala wareegaan maamulka gobolka Shaabelaha Hoose Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade), iyadoo xaflad xil warejintaasna ay ka dhaceyso degmada Afgooye oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Guddoomiyaha golaha fulinta shareecadda Islaamka oo ka hadlayey masjidka weyn ee Isbaheysiga Saladii Jimcaha kadib ayaa shacabka u sheegay in maalinta beri xaflad lagu wareejinayo gobolka Shabeelaha Hoose ay ka dhici doonto degmada Afgooye, wuxuuna sidoo kale uu sheegay in maxkamaddaha ay mideyn doonaan maxkamaddaha qaabka beeleed ku saleysan ee ka jira Muqdisho iyo gobolada dalka.

 

Sheekh Shariif oo dhinaca ciidamada Maxkamadaha ka hadlayey ayaa sheegay in ay wadaan maamul loogu sameynayo ciidamada isla markaana la isku dhafi doono Mallishiyaadka Maxkamaddaha, sidoo kale Sheekha ayaa sharaxaad ka bixiyay dhinaca garsoorka ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garsoor mideysan oo hal meel laga wada xukumo.

 

Cali Muxayadiin Cali, Muqdisho

 

Garowe Online

 

-----

http://goobjoog.net/ September 29th, 2006

 

SHEKH SHARIIF OO SHAACA KA QAADAY IN MAXKAMADUHU AY BERI LA WAREEGAYAAN GOBOLKA SH/HOOSE

 

 

Abdikarim Ibr. Aadan E-mail: ampacalin@hotmail.com

 

Sheekh Shariif

 

Guddoomiyaha Gudiga Fulinta Maxkamadaha Islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta khudbad ka jeediyay Masaajidka weyn Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho salaadii jimcaha kaddib ayaa u sheegay dadkii ku soo tukaday masjidkaasi in maalinta beri ah ay Maxkamadaha Islaamiga la wareegi doonaan Gobolka Sh/hoose ee uu ka taliyo Sheekh Yuusuf Siyaad Indha-cade.

Sheekha ayaa intaa ku daray inay lagama maarmaan tahay in maxaakiimta dhammaantood la mideeyo oo ay yeeshaan hal hoggaan layskuna dhafo dhammaan ciidanka oo la mideeyo, isagoo intaa ku daray in munaasabadda ay Maxkamaduhu kula wareegayaan gacan ku haynta gobolkaasi iyo hubka yaalaba ay ka dhici doonto beri subax degmada Afgooye.

 

Dhinaca kale wararka ayaa waxay kaloo sheegayaan ciidammada Maxkamadaha ee la wareegaya gacan ku haynta gobolka Sh/hoose in ciidammo xooggan loogu diyaariyay Carbiska, kuwaasoo lagu sheegay tiradooda 2-kun askari iyadoo la filayo in sidoo kale la geeyo deegaannada Leego iyo Garoonka diyaaradaha Balidoogle.

 

Arrintan ayaa la filayaa in ay soo afjarto doodii in muddo ah ka taagnayd arrimaha ay uga war wareegayaan maxkamadaha Islaamiga gobolkaasi, iyadoo warar isa soo tarayana ay sheegayaan in ay soo dedejisay la wareegista gacan ku haynta gobollada Jubbooyinka Maxkamadaha Islaamiga.

 

-----

 

Yuusuf Indhacade oo ku soo aaday hubka dhigintii ka socday Koonfurta Soomaaliya

Marka

Maalmaha soo socda yaa la filiyaa in hubka laga dhiga hogaamiye kooxdeedka ka hubeysan kalagii xiligaan Koonfurta Soomaaliya Yusuf Siyaad Indhacada iyadoo laga wada dhigay dhamaan kooxahii hubeysnaa ee ka amartaagleyn jiray koonfurta Soomaaliya

 

Hubka dhigista lagu sameynaayo Yusuf Siyaad Indhacada ayaa waxa meesha ka sareysaa hoola maxkamadaha waxaa iska wato beesha Ceyr madaama hubkii laga wada dhigay beeshaasi iyadoona dadbadaan hoowlahaasi ku duru jirayna maxkamadaha ay meshaasi ay ka bixi doonto

 

Maxkamadaha howlaha ay ka wadaan koonfurta Soomaaliya ayaa ah mid siweyn loogu diirsaday madaama ay meesha ka baxday sharcigii lagu kala sareyay iyo anigaa kaa hubadan iyadoona xiligaan ay meesha ka muuqato in sharciga uu qabanaayo ninweyn iyo mid yarba taasoo ah tan kaliya ay taageerada shacabka uga heleen Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya

 

News Update in English www.dayniileone.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waa abshir, kobtaas ayey aheyd meeshii Maxaakimta lagu daleeceenayey, mar haddey is hufeen geelu waa irmaanyahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^But Nuunow, dadka qaarkii ilaa Indhacadde madaxiisa la keeno ma qancayaan! Qaarbaa weli raba in seeraar iyo goobaalana la laayo.lol..soomaali maaro looma helaayo saaxiib!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

If the Supreme Islamic Courts Council take control of the Shabeelada Hose , Merka, the place I was born and grew up till I was 13, they will have my heartfelt support.

 

I also apologize for all the undeserved remarks i have made against them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Caamirow, kaasi waa nin weyn hadalkii.

 

You were very measured in your criticism of them as well---at least they were based on political analysis, [edit] and not spews of bubbling froths as some have shamelessly done! .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiin, lol sxb, waa runtaa, Goobaale iyo seeraar saaxiibkood Barre ayey dabin u dhigeen oo maxkamad Islaami ah hala keeno ayaa dhaami laheyd in ay yiraahdaan meeshay minjihiisa rabaan in la soo gooyo, yaase oran saas smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Does this not reinforce the idea the Entity had on purpose ignored the Lower Shabelle, right next door to Mogadishu?

 

What does it say about the Entity now that they will be taking the "isbaaro" away from the place they used to defend as the beginnings of the "Islamic Courts"?

 

This reeks of dubiousness and comical idiocy that the Entity will proof right everything its critics said about them that checkpoints and forced servitude exists in the place Dahir Aweys and Sharif Ahmed used to swear was the home of the Courts.

 

Lugtaa la iska toogtay yaan anigu leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this