Sign in to follow this  
Deeq A.

Munaasibadda Saxeexa Dhismaha Xarunta Caafimaadka Taiwan Medical Center

Recommended Posts

Deeq A.   

Munaasibadda Saxeexa Dhismaha Xarunta Caafimaadka Taiwan Medical Center ee Cusbitaalka guud ee Hargeysa.
img_5_1740409285451.jpg

img_4_1740409257101.jpg

img_3_1740409241732.jpg

img_2_1740409223652.jpg

img_1_1740409206931.jpg
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr.Xuseen Bashiir Xirsi iyo Safiirka Dalka Taiwan ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiiska dhismaha xarunta Caafimaadka Taiwan oo ku kacaysa 22 milyan oo dollar, kaasi oo laga dhex dhisi doono cusbitaalka guud Ee Hargeisa Group Hospital.

Xaruntan ayaa laga hirgellin doonaa cusbitaalka guud ee Magaalada Hargaysa, iyadoo ay ku bixi doonto kharash gaadhaya 22 Million US Dollars oo ay bixin doonto Dawlada Taiwan.

Taiwan Medical Center Wuxuu ka koobnaan doonaa:
1. 97 Sariirood
2. 7 Intensive Care Unit
3. 10 Emergency
4. Pharmacy

Taiwan Medical Center Wuxuu kor u qaadi doonaa Adeegyadii Hargeisa Group Hospital ay ka heli jireen Bukaanada Wadankeenu.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this