Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Booliska oo mindiyaha iyo toorayda ka ururiyay suuqyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa oo laga Ururiyey Toorayda iyo Midiyaha
img_1_1740316386939.jpg
Ciidamad Booliska Somaliland ayaa maanta soo bandhigay Hubka noocyadiisa fudud oo isugu jira Toorayo, Mindiyo Daxalaystay, Faashash, Baangaddo iyo Budhadh ay ka soo ururiyeen ciidanka Booliska gaar ahaan Talisyadda Bariga iyo Galbeedku guud ahaa Degmooyinka Caasimadda.

Ciidanka booliska ayaa sheegay in hawl-gal ay wadeen labadii Todobaad ee ugu dambeeyey ay ku soo ururiyeen hubkan.

Magaaladda Hargeysa iyo deegaano kale waxaa in dhawayd ka dhacay Dilal loo adeegsaday hubkan ay ciidanka sida gaarka u beegsadeen ee Mindiyaha.

Najax Adan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this