Deeq A. Posted February 23 ALUHU WUXUU JECELYAY. Aqoonta uu ilaahay ku siiyay hadday tahay mid fiican wuxuu jecelyay inaad is qabataan oo miiska laydiinku gar qaado taasi CEEBAALAHA waa u sharaf adna waa kuu magac xumo ee iska ilaali muwaadin. Nuxurku waa inay aqoonta ilaahay uu ku siiyay kaa furdaamisaa wax aan kuu qalmin. Ceebaalaha astaantiisa u weyni waa faanka oo ah calaamadaha jaahilka waxaanuu sitaa shahaadad uu ka soo qaatay dalka debeddiisa isagoo is bidaya inuu ka fiicanyay dadka jaahilnimo awgeed. Ceebaaluhu waxba ma xeeriyo soddoh, gashaanti, abti, inaadeer,Seeddi, saaxiib, midna ma xeeriyo waxaanuu jecelyay inuu kaa hor geeyo dadka wanaagsan si aad ula mid noqoto oo aad u yeelato taariikh madow ee iska ilaali. Ceebaaluhu wuxuu yeeshaa suurad fool xun minjo dhuuban, calool, madaxweyn iyo fool xumoo dhan haddaba waa kuma Kaasi? Waa qofka diinta ka fog ee aanay dunuubtuu galaa damqin ee ay xalaasha u tahay wixii ilaahay uu xarrimay oo dhami, waxaanaad kaga badbaadi kartaa xajiintiisa adigoo xadhigga ilaahay qabsada oo diinta u hiiliya muwaadin. MAHADSANID. CABDI BACAW GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites