Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Kenya oo toddobaadkan dalka Imaaraadka Carabta ka helaysa lacag dhan 1.5 Billion Dollar

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Kenya ayaa la filayaa in ay dalka Imaaraadka Carabta ka hesho lacag dhan 1.5 Billion Dollar toddobaadkan.

Deyntan waxay Kenya ku kaabi doontaa dhaqaaleheeda oo hoos u dhac ku yimi ka dib markii badhtamihii sannadkii hore ay bulshada waddankaasi si weyn uga hor timi cashuur kordhin lagu soo rogay taas oo sababtay bannaan baxyo gallaaftay Golihii Wasiirrada ee xukuumadda William Ruto.

Waxa xusid mudan in Haayadda Lacagaha adduunka ee IMF in Kenya ku leedahay dayn cadadkeedu dhan yahay 87 Billion oo Dollar taas oo dawladdu doonayso sidii ay u bixin lahayd.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this