Deeq A. Posted 18 hours ago Iskudayga iyo qabanqaabada kulankii u horreyay ee ay yeelanayaan Trump iyo Putin, ayaa socda , sida ay wakaaladda wararka ee AP ka soo xigatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka, Sergei Ryabkov oo intaa ku daray shir madaxeedka Putin iyo Trump inuu noqon doono wada-hadal ballaaran oo kaliya aan looga hadli doonin dagaalka Ukriane , balse labada hoggaamiye waxaa ay ka hadlayaan arrimo ku saabsan marxalada xilligan ee caalamka. Source Share this post Link to post Share on other sites