Sign in to follow this  
Deeq A.

Trump iyo Putin oo kulankoodii u horreyay yeelanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Iskudayga iyo qabanqaabada kulankii u horreyay ee ay yeelanayaan Trump iyo Putin, ayaa socda , sida ay wakaaladda wararka ee AP ka soo xigatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka, Sergei Ryabkov oo intaa ku daray shir madaxeedka Putin iyo Trump inuu noqon doono wada-hadal ballaaran oo kaliya aan looga hadli doonin dagaalka Ukriane , balse labada hoggaamiye waxaa ay ka hadlayaan arrimo ku saabsan marxalada xilligan ee caalamka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this