Deeq A. Posted Thursday at 10:43 AM Israa’iil ayaa la wareegtay meydadka afar qof oo kamid ahaa dadkii ay Xamaas ku soo qafaalatay howgalkii 7-da Oktoobar, islamarkaana laga hayay marinka Qasa. Xamaas ayaa sheegtay in meydadkani ay yihiin hooyo iyo laba caruur oo ay dhashay iyo oday 80 jir ah, kuwaas oo dhammaantood lagu diley duqeymihii ay Israa’iil ka geysatay marinka Qasa. Israa’iil ayaa sheegtay inay xaqiijin doonto aqoonsiyada meydadkan oo baaritaanno lagu samayn doono, ayadoo dhimashada afartan qof ku tilmaamay fal waxshinimo ah. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites