Jacpher Posted March 18, 2008 Ciiddamo Ethiopian oo farriisimo ka samaystay gudaha iyo daafaha Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay Mogadishu Isniin , March 17 2008 SMC“ Abaarihii Tobankii Fiidnimo ee xalay, ayey Ciiddamo Ethiopian ah waxay gudaha u galeen Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay, oo maalmahan Masrax Milliteri u noqotay Ciiddamadda DFKMGS iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab. Dadka deegaanka, ayaa Idaacadda Somaliweyn u xaqiijiyey inay Ciiddamadda Ethiopianka oo ku hubeysnaa Labaatameeyo Tekniko ah ay fiidnimaddii xalay farriisimo ka dhigteen dhismihii Saldhigga Boliska iyo Isbitaalka Degmaddaasi, waxayna baaritaan kula dhaqaaqeen dhowr guri oo loo soo fara muuqay, sida la sheegay. Ciiddamadda Ethiopianka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Ugaasyadda Beelaha degga Diinsoor, oo lagu magacaabo Ugaas Siidi, lamana garanayo halka ay la aadeen. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Ciiddamadda Ethiopianka mamnuuceen inay gaadiidka soo galaan ama ka baxaan Degmadda Diinsoor, iyadoo la xayiray dadkii Xoolaleyda iyo Beeralayda ee u foof tegi jirey shaqooyinka. Ciiddamadda Ethiopianka, waxay kaloo farriisimo ka dhigteen daafaha Degmadda Diinsoor, waxayna ilaalo ka hayaan dhammaan Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Degmaddaasi. Dadka deegaanka, ayaa cabsi dheeraad ah ka muujiyey Ciiddamadda Ethiopianka ee soo dul-degay iyo khatarta ka dhalan karta haddii ay Ciiddamadaasi iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab mar kale isku farra-saaraan Deegaankaasi. Ilo-wareedyo ayaa sheegayo inay Dagaalyahannadda Al-shabaab ku sugan yihiin dhul-kaymeed aan ka fogeyn Degmadda Diinsoor, iyadoo uu Afhayeenka Kooxdaasi. Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur” waayaddan dhaqdhaqaaqyo Ciiddan ka wadaan qeybo ka mid ah Goballadda Bay iyo Bakool. Source: Somaliweyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted March 18, 2008 Classic hit and run stuff...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 18, 2008 ^Yeah Right. Way to achieve peaceful solution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted March 18, 2008 ^ last weeks execution is producing the desired result ....... they should not get a wink of sleep.......... thinking 'who's next ?'......... slowly but surely this will pay off Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 18, 2008 ^Did you skip this part? Ciiddamadda Ethiopianka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Ugaasyadda Beelaha degga Diinsoor, oo lagu magacaabo Ugaas Siidi, lamana garanayo halka ay la aadeen. Dadka deegaanka, ayaa cabsi dheeraad ah ka muujiyey Ciiddamadda Ethiopianka ee soo dul-degay iyo khatarta ka dhalan karta haddii ay Ciiddamadaasi iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab mar kale isku farra-saaraan Deegaankaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted March 18, 2008 Originally posted by Jimcaale: ^Yeah Right. Way to achieve peaceful solution. Sorry I didn't get that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted March 18, 2008 Originally posted by Jimcaale: Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Ciiddamadda Ethiopianka mamnuuceen inay gaadiidka soo galaan ama ka baxaan Degmadda Diinsoor, iyadoo la xayiray dadkii Xoolaleyda iyo Beeralayda ee u foof tegi jirey shaqooyinka. Ciiddamadda Ethiopianka, waxay kaloo farriisimo ka dhigteen daafaha Degmadda Diinsoor, waxayna ilaalo ka hayaan dhammaan Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Degmaddaasi ^ did you miss that ? Is that not a direct result of last weeks beheadings ? where before they walked around arrogantly as if they owned the place..... now they have to constantly watch their backs for fear of loosing their heads *literally* ninkii yaqaan xabashadi ayaa ka warami kara .. fulinaymo waxay ka qabaan in habeenkii musqasha ay ka cabsadaan inay galaan . guryaha dhexdooda ay ku saxaroodan (seriously ) ....... waxa hadafkeenu yahay dharaarta cad inay saldhigooda ku saxaroodaan cabsi darteed ! Quote Share this post Link to post Share on other sites