Sign in to follow this  
Deeq A.

Mushkiladda Daacishi oo Majeerteenkii saamayn weyn ku yeelatay

Recommended Posts

Deeq A.   

MUSHKILADDA DAACISH OO MAJEERTEENKII SAAMAYN WEYN KU YEELATAY.

IMG-20250126-WA00041.jpg

Ururka arggagixisada ee daacish oo waqti dheer ku sugnaa dhulka majeerteenka ee puntland ayaa dagaallo is daba joog ah kula jiray bilihii u danbbeeyay ciidanka majeerteenka IWM.

Dagaalkaas wuxuu gaadhsiiyay maamulkii majeerteenka burbur iyo khasaare baxad weyn oo dad iyo duunyoba leh.

Waxa adkaatay mushaharkii shaqaalaha iyo kii ciidanka in la bixin Waayo waqti dheer waxa adkaatay diyaradda dhaawaca culus u qaadda xamar IWM oo markiiba qaadata 30.000 oo doollar in la bixin kariwaayo lacagteeda taas oo sababtay in qaylo dhaan loogu soo diray inay qurbba jooggu bixiyaan lacagtaas diyaradda.

Dhibaatada u weyni waxay tahay daacish waa majeerteen la dagaallamaya majeerteen kale oo soo kaxaystay ajaaniib denbiileyaal ah oo uu caalamku daba socdo.

Mushkiladda u weyn ee dhexdooda caadiga ka noqotay waxa weeye taakulaynta iyo ciidanka ku soo kordhayaaba waxay ka yimaaddaan majeerteeniya taasoo ku noqotay MASKII QORRATADA LIQAY.

MAHADSANID.
BACAW MEDIA.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this