Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay ku-simaha danjiraha Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Kusimaha Safiirka Safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya Ketema Haile Minuta.

Labada masuul ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan Baarlamaanada labada dal, Waxaana Kusimaha Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya uu sheegay inuu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka labada Wadan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kusimaha safiirka Itoobiya ee Soomaaliya uga mahadceliyay sida uu uga shaqeeyo xoojinta xiriirka Baarlamaanada labada dal.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this