Deeq A. Posted February 15 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayay ayaa hada soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Madaxweynaha oo ka soo laabtay dalka Imaaraadka oo uu kaga soo qayb galay shir caalami ah oo soo jiitay caalamka oo dhan. La soco warka oo faah faahsan Qaran News Share this post Link to post Share on other sites