Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cirro oo dalka dib ugu soo laabtay hada

Recommended Posts

Deeq A.   

img_3_1739620537750.webp

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayay ayaa hada soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Madaxweynaha oo ka soo laabtay dalka Imaaraadka oo uu kaga soo qayb galay shir caalami ah oo soo jiitay caalamka oo dhan.

La soco warka oo faah faahsan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this