Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaskii marxuum Cabdinaasir ee dawlada Somalia dishay oo maanta hor tagtay safaarada

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaaskii Alle haw naxariiste Cabdinaasir Muuse Dahable iyo mid kamid ah Awlaaddii uu Ifka kaga tagay oo maanta hor tagay Safaaradda Soomaaliya ee dalka UK,

Marxuum Cabdinaasir oo ka soo jeeday Magaaladda Gabiley ee Dalka Somaliland ayaa si arxan daro ah loogu dilay Magaaladda Muqdisho Sanad ka hor.

21 bishan ayaa marxuumka London loogu qaban doona kulan u jeedkiisu yahay sidii ay Awlaaddiisa iyo Ooridiisu cadaalad u heli lahaayeen.

Oxford House, Bethnal Green oo London ah ayuu ka dhici doonaa kulankaasi.
@topfans

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this