AYOUB Posted January 25, 2009 Ze blot tickens. This is incredible... Xukuumadda Somaliland iyo Xafiiska Itoobiya ee Hargaysa oo isku haysta Gantaalahii la Qabtay Sagaal Gantaal waxa Gacanta ku haya Itoobiya, 1 Gantaalna Ciidamada Somaliland, Fuyuusyadiina waa lala baxsada Hargaysa (waaheen) Wararka naga soo gaadhaya Gantaalahii ay dhawaan Ciidamada Boolisku qabteen ayaa daaha ka rogay in uu muran wayni ka dhex taagan yahay Xukumada Somaliland iyo Masuuliyiinta Dawlada Itoobiya u fadhiya Xafiiskooda Magaalada Hargeysa , taas oo ka dhalatay markii si badheedh ah ay Cidamada Itoobiya ku qaateen 9 ka mid ah Qoryahii Gantaalaha Lidka Diyaaradaha ahaa ee dhawaan lagu qabtay Magaalada Hargeysa , Hubkan oo sida uu sheegay Wasiirka arrimaha Guduhu laga keenay Magaalada Dhuuso Mareeb ayaa sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahay waxay daaha ka qaadayaan in uu Dalka soo galiyay Nin Ganacsade ah oo Qandaraas ku haysta Saadka Ciidamada Amison ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho kaasoo la sheegay inuu ka ganacsado hubka. Xog aanu ka helnay lahaanshaha Hubkaasi ayaa waxay sheegayaan in Ninka Ganacsadaha ahi Hubkaasi uu u siday isla Xafiiska Hargeysa ee Itoobiya oo Dalabka keenida Hubka lahaa , taas oo ay heshiis ku ahaayeen Qoryahaasi inay ka siistaan lacag dhan boqol kun oo Dollar $ 100’000 balse Mu’aamaraad iyo Wanjal ay u qorsheeyeen darteed loo xidho Nimanka hubka keenay, Hubkiina lala wareego. Wanjalka iyo Mu’aamaraadka Sababtay in hubkan la qabto ayaa warku sheegayaa inay iska kaashadeen Niman ka tirsan Sirdoonka Somaliland iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska Itoobiya ee Magaalada Hargeysa kuwaas oo si dadban shuraako u ah, waxaanay Xogaha arrintaasi ku saabsani sheegayaan in labada Nin ee hubka loo hayo laga soo qabtay Guriga ay degan yihiin Saraakiisha Itoobiya, balse ay baxsadeen oo ay maqan yahiin laba Nin oo kale oo muhiima oo ahaa Nimankii kaalinta ugu muhiimsanayd ku lahaa soo Iib gaynta Hubkan, kuwaasoo kala ah Ninkii hayay Qarxiyayaashii 10ka Gantaal iyo Macalinkii Farsamada Gantaalaha garanayay kuwaasoo ka badbaaday Shirqoolka loo dhigay labada Qof ee loo hayo Qorshahaasi. Ninka Xidhan ee Ganacsadaha Dilaalka ah oo ah Nin Gacmo Fog ku Xidhan awgeed ayaa la sheegay inay Dacwada arrintani noqotay mid gacanta lagaga gubto, taas oo sababtay Khilaafkeedu inuu gaadho madaxda sare ee Dalka , kuwaas oo dalbaday in Qoryaha Gacanta loo soo galiyo, balse ilaa hada ay ka warwareegayaan Masuuliyiinta Saraakiisha Xafiiska Itoobiya ee Hargeysa u fadhiyaa kuwaasoo sida la sheegay ku doodaya Hubkaasi inay iyagu leeyihiin oo aanay soo celinayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 25, 2009 I remember just recently reading an interview (isria.info) in which the President of Eritrea Mr. Afwerke said something about Somaliland and her independence. Could there be any link between that interview and this seizure of the shoulder-held missiles? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 25, 2009 Who's running the show horta, and how the weapons fell into Tigray hands? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted January 25, 2009 Originally posted by AYOUB: ^^ If the reason behind the leaking of the news was publicity then photos of the "gantaals" would've been useful. On point. These dudes are turning everything into politics..shameful. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 25, 2009 Ayoub, this sounds ridiculous sxb, that Waaheen report, meesha waxyaala badan ayaa isku qasan ama isku qasmey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 25, 2009 Xukuumadda Somaliland iyo Xafiiska Itoobiya ee Hargaysa oo isku haysta Gantaalahii la Qabtay Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 26, 2009 Nuune No idea saaxib. The report suggests it was all some kind of Ethio sting operating - no pun - in the first place. Bizarre if true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2009 The opposition and their dirty tactics. Waar I was in ...... ehem .... Last night. Everything is Good and nothing such thing is going on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted January 26, 2009 So the whole thing was Cambaraa tiri? Did they find WMD too? Jaceylbaro, maybe it is time for you to double check your sources before you copy and paste. This kind of lies take a lot of space. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 26, 2009 Oodweyne If the opposition are behind the article, it's still the administration's fault because they gave them the opportunity to "spin" it out of control. J.a.c.a.y.l.b.a.r.o Show me the money. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2009 Gimme one or two days sxb ,,, there will be a big event ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 26, 2009 Originally posted by Che -Guevara: Who's running the show horta, and how the weapons fell into Tigray hands? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted January 26, 2009 it could of belonged to ONLF...fukin slanders..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted January 26, 2009 Qoryaha noo soo celiya, rer-somalilandyoow, hadaad ilaahay taqaanin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 26, 2009 Miyaad qiranaysaan ?? ,,, hadda ka joog ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites