Sign in to follow this  
Deeq A.

Markab dagaal oo Mareykanku leeyahay oo ku dhacay markab ganacsi

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ku sheegay in marka dagaal oo ay leeyihiin, laguna magacaabo Harry Truman uu ku dhacay markab ganacsi oo marayey meel u dhow dekedda Port Said ee waqooyiga Masar.

Shilkan ayaa la sheegay inay ka dhalan wax khasaare xooggan an, sida ay sheegeen ciidamada badda dalka Mareykanku, mana cadda waxa sababay dhacdadan.

Markabka ganacsi oo lagu magacaabo Besiktas-M, watayna calanka dalka Panama ayaa la sheegay inay soo gaartay waxyeello koobani, sida laga soo xigtay sargaal ka tirsan ciidamada Mareykanka.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this