Deeq A. Posted February 13 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in isaga iyo hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ay ku heshiiyeen in ay “si degdeg ah” u bilaabaan wada-xaajood ay madaxweynaha Ukraine kala yeelanayaan soo afjarista colaadda u dhexeysa Ruushka iyo Ukraine. Trump ayaa dhanka kale sheegay in isaga iyo madaxweyne Putin ay yeelan doonaan kulamo, iyadoo kan ugu horreeyana uu sheegay in uu ka dhici doono dalka Sacuudiga. Source Share this post Link to post Share on other sites