Deeq A. Posted February 13 DAWLADDII XASAN SHIIKH WAXA KU SOO WAJAHAN BURBUR IYO BOOBKII SHICIBKA OO BILAABMAY. Soomaaliya gaar ahaan Xamar waxa ka taagan baahiweyn oo kelliftay in mushaahaarooyinkii la waayo, ciidamadii raashinka qaydhin waxa looga uruuriyaa Shicibka suuqa fadhiya oo lagu xukumay qofka jawaan raashin ah iibinayaa inuu bixiyo 25kiilo, bakhaarradii iyo dukaamadii ayaa laga uruurinayaa. Dadka caynkaas ah madaxweynahooda waxa u yaalla SWITZERLAND & 200 million, wasiirradooda iyo xildhibaannadoodu waa maal qabeen maanta aan waxba ku tarayn oo ma naxayaal ah Waxa soo socota innagoo dawlad ah in la yidhaahdo lacagta u maamula way boobayaane oo aynu diidno Xamar oo aqoonsi doonaysa ayaa Hargeysa imandoona MAHADSANID. CABDI BACAW. GUUL ALLE. LONDON. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites