Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Xasan Sheekh waxa ku soo waajahan burbur

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250126-WA00041.jpg

DAWLADDII XASAN SHIIKH WAXA KU SOO WAJAHAN BURBUR IYO BOOBKII SHICIBKA OO BILAABMAY.

Soomaaliya gaar ahaan Xamar waxa ka taagan baahiweyn oo kelliftay in mushaahaarooyinkii la waayo, ciidamadii raashinka qaydhin waxa looga uruuriyaa Shicibka suuqa fadhiya oo lagu xukumay qofka jawaan raashin ah iibinayaa inuu bixiyo 25kiilo, bakhaarradii iyo dukaamadii ayaa laga uruurinayaa.
Dadka caynkaas ah madaxweynahooda waxa u yaalla SWITZERLAND & 200 million, wasiirradooda iyo xildhibaannadoodu waa maal qabeen maanta aan waxba ku tarayn oo ma naxayaal ah

Waxa soo socota innagoo dawlad ah in la yidhaahdo lacagta u maamula way boobayaane oo aynu diidno Xamar oo aqoonsi doonaysa ayaa Hargeysa imandoona

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this