Xaaji Xunjuf Posted May 6, 2009 Garaad Jaamac oo la filayo inuu u anbabaxo Muqdisho Wednesday, May 06, 2009 - 02:17 AM Listen Garaad Jaamac Garaad Cali oo hawlo Diplomacy iyo strategic oo ka dhan ah maamuladda Soomaaliland iyo Puntland ka waday Magaaladda Nairobi ayaa 19 bishan u ambabaxaya Magaaladda Muqdisho.. Garaad Jaamac ayaa la sheegay in uu Hugaamin doono Wafti heer sare ah oo ka socota guddi dhawaantan lagu dhisay Nairobi waxaana Garaadku uu Casumaad ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Ilo xogogaal ah oo ku dhaw Garaad Jaamac ayaa noo xaqiijiyey safarkan Garaadka waxana ay sheegeen in uu Madaxweynaha Soomaaliya uu ka codsaday in ay Garaadka is arkaan. Garaad Jaamac ayaa waxa uu Nairobi kula kulmay beesha Caalamka oo uu ka dhaadhiciyey in Maamulka Somaliland uu xoog ku joogo Laascaanood. Sidoo kalena bulshadda ku dhaqan Gobaladda SSC aysan taageersanayn, waxa kale oo uu Garaadku kula kulmay Nairobi Haayadaha u gargaara dadka tabaalaysan kuwaas oo ay isku afgarteen sidoo xaqii shacabka SSC loo gaadhsiin lahaa. Safarkan uu Garaad Jaamac ku tagi doono Magaaladda Muqdisho ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili Dawladda ku meel gaadhka ah ay heshiisyo qarsoodi ah la gashay maamulka Soomaaliland waxaana laga yabaa in madaxweynaha iyo Garaadku ay arinta isla Gorfeeyaan. Garaad Jaamac ayaan la kulmin intii uu ku sugnaa Magaaladda Nairobi Raysulwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo dhawr jeer u haabtay in ay Garaadka arkaan waa sida ay ilahan Xogogaalka ahi noo xaqiijiyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 6, 2009 www.xargaga.com. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 6, 2009 I believe Garaad Jama has his inalienable right and capacity to represent his constituents by any form or shape possible , of course, with only one condition, the absence of your preapproval Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2009 Clan leaders turned to be politicians ..... One of the problems needs to be addressed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 7, 2009 The Garaad has realized that his regions have been neglected, despite being most in need, by aid agencies because of the policies of Somaliland and Puntland. If we have learned anything about his world view, he is driven by the needs of his people. He knows very well what his role is, after all, he comes from a long line of leaders going back hundreds of years. All in all, its for him and his constituency to determine the changing roles and responsibilities of the title that he has. Regardless, he has immense respect in the eyes of his people and any entity keen on the "hearts and minds" of that people should be cognizant of that fact. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 7, 2009 Hmmmmmm .... I don't think so. He lost his way where the great Garaad Abdiqani left. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted May 7, 2009 ^Why dont you think so?, by the way what makes you the voice of the people of SOOL? ps.Are we talking about a general 'Somali' issue here or only those 'clan leaders' from SOOL whom turn to politician need to be addressed? pss. What about all those clanist maskareding as politician and goverment official in the SL admistration,why dont you ever address them? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 7, 2009 It is a general Somali problem ,, from Mogadishu to Hargeisa all the way to Djibouti (although Djibouti is much better than the other two) ,,, you can find that in NFD and S/galbeed too ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted May 7, 2009 if the khat traders, and the fake generals, and fake sheikhs who cant even read arabic, and the killers can become politicians- then why not the elderz? ps. big up to my garad. brap brap Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 7, 2009 We're talking about one specific group here ,,,,,,,,,, you're right here though. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 7, 2009 I mean the real politicians of the eastern sool region are cali sandule in ina baashe axmed cabdi xaabsade. Or even the vice president of puntland. Abdisamad cali shire. garaada nabadoonka isimada salaadiinta shaqo gaar ayay leyihin garaadku maha inu cumaadiisa siyaasada qadhmuun inu iskaga wasakhayo. Sabbabto ah garaadku wa garaad somaliyeed oo mudan ina la sharfo beel banu garaad oo yahay. Inu marka siyaasad ku mashquulu ma haboona Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 7, 2009 Oo maad talaadaa Suldaanadaada iyo Madax dhaqameedyadaada horta ka soo dhaadhicisay, intaadan annaga nagula dul kufin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 8, 2009 It is unfortunate but i'm sure the good Garaad will be back to his sense .... soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 8, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: It is unfortunate but i'm sure the good Garaad will be back to his sense .... soon. After the war funds from Northern Virginia and Northern Europe dry up The remnants of the old Barre regime still have some shillings left in those pockets... Maskiinka waa la wareeriyey... There's no occupation in Sool. Raggii meesha u dhashey uun baa xukuma!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites