General Duke Posted February 17, 2007 BOOSAASO : Maamulka Puntland oo sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada shirwayne-qaran Posted to the Web Feb 17, 17:18 Boosaaso:-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Puntland, Faarax Cabdi Doorshe ayaa maanta warsaxaafadeed ku sheegay in Maamulka Puntland uu diyaar u yahay in lagu qabto gudaha Puntland shirwayne-qaran (National reconciliaton). Hadalka Wasiirkuxigeenka ayaa ka dambeeyay sida uu isagu sheegay tala soojeedin tibaaxaysa in shirwaynaha qaran lagu qabto Puntland taasoo laga soo saaray shir dhawaan magaalada Muqdisho ay iskugu yimaadeen aqoonyahano Soomaaliyeed ka soo loogu gogol xaarayay shirwayne qaran. Faarax Doorshe wuxuu sheegay in ay si wayn Puntland u soo dhawaynayso in shirka qaran lagu qabto Puntland ayna u diyaargaroobayso wixii iminka ka dambeeya qabsoomida shirka. C/laahi Yuusuf Axmed M.waynaha DFKS ayaa dhawaan iclaamiyay shirwayne-qaran oo la iskugu keenayo dhammaan dhinacyada Soomaalida , shirkan oo lagu soo afjari doono mishaakilaadka iminka ka jira dalka. Waxaa xusid mudan in aan wali si rasmi ah loo shaacin goorta la qabanayo , goobta lagu qaban doono iyo cidda ka soo qaybgalaysaba. Axmed C/salaam Garoowe , Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 17, 2007 Puntland would be a great location for the conference, maybe Carmo or Growe would be a great location.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 17, 2007 How bout Laas Qoray? loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted February 17, 2007 Waryaa Badacase how did you do it? I remember back in the days I had about 800 posts and you had 780 and we were competing for the 1000 and now you are at 2225 and I am 900 something. How did you do it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted February 17, 2007 By quitting your job, quit school and eliminate your social life. That's the trick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted February 17, 2007 Originally posted by Sky: By quitting your job, quit school and eliminate your social life. That's the trick. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted February 17, 2007 ^Two down, one to go eh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted February 17, 2007 Which one did you retain Cara? j/k .. this was too easy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cara. Posted February 17, 2007 LOL. What makes you think I had any to begin with? Simply, is my motto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bambo Posted February 17, 2007 This great idea indeed....... since aqoonyahano Soomaaliyeed agreed on it ..... This will help significanly in tersm of abolishing qabil dispute , and miss trust between the somali people ......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 17, 2007 ^^^Indeed, why not, even Las Qoray could host the conference, it has to eb within the country and Puntland is part of Somalia.. Quote Share this post Link to post Share on other sites