Deeq A. Posted February 13 Guddida heer Qaran ee Taakulada khasaarihii dabkii suuqa Idaacadda uu geystay ayaa kulan muhiim ah oo ay yeesheen waxay ku dhawaaqeen Suuq casri ah oo loo dhisayo dadkii Suuqu ka gubtey. Gudidani ayaa uu dhawaan madaxweynaha Somaliland u saaray in ay soo qoimeeyaan baaxada khasaaraha uu dabku gaystay si ay uga soo talo bixiyaan sidii suuqaasi uu dib ugu hawl gali lahaa sida ugu dhakhsiiyaha badan isla markaasina loo tasgeeri lahaa dadkii uu dabku khasaaraha u gaystay. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites