Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland 680 qof oo laga baadhay xanuunka Cancerka ayaa laga helay 182.

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland 680 qof oo laga baadhay IMG-20250212-WA0006.jpgxanuunka Cancerka ayaa laga helay 182.

Hargeisa Group Hospital Waaxdeeda Baadhista Cance-ku (Pathology) Waxay baadhitaan ku samaysay 680 bukaan cadadkii laga qaaday tiiyoo laga baadhayay xanuunka cancerka, Waxaa laga helay 182 bukaan xanuunka Cancerka.

Tirada bukaanada laga helay xanuunka cancerka 100ka mid ahi waa dumar, halka 82 kamid ahina Rag yihiin.

Nooca ugu badan ee xanuunka ee laga helay waaka ku dhaca Hunguri caska (Esophagus), Halka nooca labaad ee ugu tirada badani yahay ka kudhaca Naasaha (Breast cancer).

Xogtan waxaa lagu faafiyay Bogga rasmiga ah ee Cusbitaalka Hargeysa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this