Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Xuseen Warsame loo magacaabay agaasimaha cusub ee tvga qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20250211-WA0001.jpgWasiirka warfaafinta Somaliland ayaa maanta agaasimaha tv-qaranka u magacaabay wariye Axmed Xuseen Warsame Muumin

Wariye Axmed Xuseen Ciise ayaa warbaahinta ku soo jiray 37ki sano ee ugu danbay isaga oo ka mid ahaa wariyayaashii Idaacadii ku hadli jirtay codkii halgankii Somaliland ee Itoobiya saldhigeedu ahaan jiraysidoo kale mudo dheer ka hawl galaayay Idaacada radio Hargeysa iyo sidoo kale tv-ga qaranka ee uu hada xilka ka qabtay

img_1_1739283693720.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this