Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Cirro oo ka qayb galay shirweyne heer caalami ah oo lagu marti qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa ka qeyb galay Shir-weynaha Dawladaha Adduunka ee sanadka 2025, oo ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha ayaa shirkaasi oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 6,000 oo qof ka jeediyey khudbad dheer, su’aalo badana kaga jawaabey.

img_7_1739274478971.webp

img_6_1739274459765.webp

img_5_1739274441334.webp

img_4_1739274402337.webp

img_3_1739274355910.webp

img_2_1739274340879.webp

img_1_1739274324754.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this