Sign in to follow this  
Deeq A.

Safarka madaxweynaha ee UAE- Shirka lagu soo casuumay

Recommended Posts

Deeq A.   

SAFARKA MADAXWAYNAHA EE UAE SHIRKA LAGU SOO CASUMEY EE UU KA QEYB GALAYO

#Fursadd_Dahabiya_Somaliland_Dan_U_Ah

Shirka Madaxwaynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro kaga qeyb galayo magalaadda Dubai oo lagu qaban doono 11-13 bisha. (City Hall Dubai) World Governments Summit 2025.

Waxa ka soo qayb galaya hogaamiyayaasha Hay’adaha dhaqalaha addunka iyo PM dalal kala duwan iyo ururo kala duwan ee hogaamiya dhaqalaha addunka iyo gamacsiga abuurana isdhexgalka maalgashiga addunka

Dhamaan madaxda ugu mihiimsan ee shirka ka qeyb galeysa halkan hoose ka eeg sawiradooda iyo mansabkooda. Waxa lagu gorfeyn doona qodobo mihiima

Waa shir sanadeed caalamiya oo lagaga hadlo sidii caalamku isugu xidhmi lahaa. Sanadkan qodobadda shirka lagu gorfeynayo waxa ka midda

1. Government efficiency
2. Financing the future
3. Emerging Global influences
4. Future scannario
5. Leadership strategies
6. Global Trade and economy

Waxa kale ka soo qeyb galaya wufuud heer caalamiya oo kala duwan ey ka mid yihiin. Hogaamiyayaal dalal kala duwan ka socda.

Waxana ka midda madaxda idiinka muuqata sawiran aan idinla wadaagey.

Shirka Somaliland Waxey ku kasban doonta saxiibo cusub oo heer caalamiya kuwaas oo wadamadoodi iyo ururadda ey madaxda ka yihiin
aan la sameyn karno cilaaqaad ina dhexmara oo ku dhisan mid diplomasiyadeed iyo Ganacsi is weydaarsi taaso keeneysa in wufuud cusub aan Somaliland hore iman dalkeena lagu soo casumo.

Si aan ula sameysano saxiibo caalamiya oo dhaqaale iyo.kuwa ah xulufeysi siyasadeed oo diplomasiyadeed.

Somaliland Guul.
Dal iyo Dad Mideysan
Waxqabad iyo Waddajir Bulsho

World Governments Summit 2025 Where governments, international organizations, thought leaders, and private sector innovators come together to inspire the next generation of governments

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

IMG-20250210-WA0005.jpg

IMG-20250210-WA0018.jpg

IMG-20250210-WA0019.jpg

IMG-20250210-WA0017.jpg

IMG-20250210-WA0014.jpg

IMG-20250210-WA0015.jpg

IMG-20250210-WA0016.jpg

IMG-20250210-WA0012.jpg

IMG-20250210-WA0013.jpg

IMG-20250210-WA0011.jpg

IMG-20250210-WA0010.jpg

IMG-20250210-WA0009.jpg

IMG-20250210-WA0008.jpg

IMG-20250210-WA0007.jpg

IMG-20250210-WA0006.jpg

IMG-20250210-WA0005-1.jpg

IMG-20250210-WA0004.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this