Xaaji Xunjuf Posted February 10 The uae have shown to be a great friend of the people of Somaliland. President ciiro is to jet off to UAE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 10 Safarka madaxweynaha ee UAE- Shirka lagu soo casuumay by Qaran News | Feb 10, 2025 SAFARKA MADAXWAYNAHA EE UAE SHIRKA LAGU SOO CASUMEY EE UU KA QEYB GALAYO #Fursadd_Dahabiya_Somaliland_Dan_U_Ah Shirka Madaxwaynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro kaga qeyb galayo magalaadda Dubai oo lagu qaban doono 11-13 bisha. (City Hall Dubai) World Governments Summit 2025. Waxa ka soo qayb galaya hogaamiyayaasha Hay’adaha dhaqalaha addunka iyo PM dalal kala duwan iyo ururo kala duwan ee hogaamiya dhaqalaha addunka iyo gamacsiga abuurana isdhexgalka maalgashiga addunka Dhamaan madaxda ugu mihiimsan ee shirka ka qeyb galeysa halkan hoose ka eeg sawiradooda iyo mansabkooda. Waxa lagu gorfeyn doona qodobo mihiima Waa shir sanadeed caalamiya oo lagaga hadlo sidii caalamku isugu xidhmi lahaa. Sanadkan qodobadda shirka lagu gorfeynayo waxa ka midda 1. Government efficiency 2. Financing the future 3. Emerging Global influences 4. Future scannario 5. Leadership strategies 6. Global Trade and economy Waxa kale ka soo qeyb galaya wufuud heer caalamiya oo kala duwan ey ka mid yihiin. Hogaamiyayaal dalal kala duwan ka socda. Waxana ka midda madaxda idiinka muuqata sawiran aan idinla wadaagey. Shirka Somaliland Waxey ku kasban doonta saxiibo cusub oo heer caalamiya kuwaas oo wadamadoodi iyo ururadda ey madaxda ka yihiin aan la sameyn karno cilaaqaad ina dhexmara oo ku dhisan mid diplomasiyadeed iyo Ganacsi is weydaarsi taaso keeneysa in wufuud cusub aan Somaliland hore imandalkeena lagu soo casumo. Si aan ula sameysano saxiibo caalamiya oo dhaqaale iyo.kuwa ah xulufeysi siyasadeed oo diplomasiyadeed. Somaliland Guul. Dal iyo Dad Mideysan Waxqabad iyo Waddajir Bulsho World Governments Summit 2025 Where governments, international organizations, thought leaders, and private sector innovators come together to inspire the next generationof governments Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 10 Guulayso madaxweyne ciiro. Wa ku waddana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 10 Secessionists are truly emotional people that can easily be manipulated. Waxee Reer Koonfureedka lixdameyadii ku xaman jireen waaba run. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 11 13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Secessionists are truly emotional people that can easily be manipulated. Waxee Reer Koonfureedka lixdameyadii ku xaman jireen waaba run. No emotions at all we just use every platform we get to spread our cause that’s all . Yes in the 1960syes we were emotional we gave up our statehood to see a unified Somali nation even if it ment that we would not be in the leadership . But as ina cigaal once said meeshi anu somali buknay wa ka bogsanay so gone are those days . Today we are precise no qiiro Somaliland na wa naga dhab. Actually we should thank the koonfurians for opening our eyes for the Somalilanders in the 1950s 1960 we’re naive gullible. And we thank u for opening up our eyes inanay wax somali ahayn jirin eeh dadku 4,5 yihin iyo reero Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 11 Cirro should be careful with his words. Trump might just say he will own Somaliland. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 12 Somaliland President Abdurahmaan Ciiro with the UAE prime Minister EMIR Sheikh Mohamed Rashid Al Maktoum toum Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 12 Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay madaxda ugu sareysa Dawlada Imaaradka Carabta. Quote Share this post Link to post Share on other sites