Xaaji Xunjuf

UAE invites Somaliland president to the world government summit

Recommended Posts

Safarka madaxweynaha ee UAE- Shirka lagu soo casuumay

by Qaran News | Feb 10, 2025

SAFARKA MADAXWAYNAHA EE UAE SHIRKA LAGU SOO CASUMEY EE UU KA QEYB GALAYO 

#Fursadd_Dahabiya_Somaliland_Dan_U_Ah

Shirka Madaxwaynaha JSL Cabdiraxmaan Cirro kaga qeyb galayo magalaadda Dubai oo lagu qaban doono 11-13 bisha. (City Hall Dubai) World Governments Summit 2025. 

Waxa ka soo qayb galaya hogaamiyayaasha Hay’adaha dhaqalaha addunka iyo PM dalal kala duwan iyo ururo kala duwan ee hogaamiya dhaqalaha addunka iyo gamacsiga abuurana isdhexgalka maalgashiga addunka 

Dhamaan madaxda ugu mihiimsan ee shirka ka qeyb galeysa halkan hoose ka eeg sawiradooda iyo mansabkooda. Waxa lagu gorfeyn doona qodobo mihiima

Waa shir sanadeed caalamiya oo lagaga hadlo sidii caalamku isugu xidhmi lahaa. Sanadkan qodobadda shirka lagu gorfeynayo waxa ka midda 

1. Government efficiency
2. Financing the future
3. Emerging Global influences
4. Future scannario
5. Leadership strategies
6. Global Trade and economy 

Waxa kale ka soo qeyb galaya wufuud heer caalamiya oo kala duwan ey ka mid yihiin. Hogaamiyayaal dalal kala duwan ka socda. 

Waxana ka midda madaxda idiinka muuqata sawiran aan idinla wadaagey. 

Shirka Somaliland Waxey ku kasban doonta saxiibo cusub oo heer caalamiya kuwaas oo wadamadoodi iyo ururadda ey madaxda ka yihiin
aan la sameyn karno cilaaqaad ina dhexmara oo ku dhisan mid diplomasiyadeed iyo Ganacsi is weydaarsi taaso keeneysa in wufuud cusub aan Somaliland hore imandalkeena lagu soo casumo. 

Si aan ula sameysano saxiibo caalamiya oo dhaqaale iyo.kuwa ah xulufeysi siyasadeed oo diplomasiyadeed. 

Somaliland Guul.
Dal iyo Dad Mideysan
Waxqabad iyo Waddajir Bulsho

World Governments Summit 2025 Where governments, international organizations, thought leaders, and private sector innovators come together to inspire the next generationof governments

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

s0237.gif s0237.gif s0237.gif

Secessionists are truly emotional people that can easily be manipulated. Waxee Reer Koonfureedka lixdameyadii ku xaman jireen waaba run.

No emotions at all we just use every platform we get to spread our cause that’s all . Yes in the 1960syes we were emotional we gave up our statehood  to see a unified Somali nation even if it ment that we would not be in the leadership . But as ina cigaal once said meeshi anu somali buknay wa ka bogsanay so gone are those days . Today we are precise no qiiro Somaliland na wa naga dhab. Actually we should thank the koonfurians for opening our eyes for the Somalilanders in the 1950s 1960 we’re naive gullible. And we thank u for opening up our eyes inanay wax somali ahayn jirin eeh dadku 4,5 yihin iyo reero 😂

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.