Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti uu hogaaminaayo madaxweyne Cirro oo maanta u baxaaya dalka Imaaraadka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti uu hogaaminaayo oo maanta u baxaya dalka Imaaraadka ayaa mar kale martiqaad ka helay dawlada Imaaraadka si loo dhamaystiro heshiisyadii ay dhawaan gaadheen labada dawladood.

Sidoo kale waxa ay Madaxweynaha iyo waftigiisu ay halkaasi kaga qayb gali doonaan shir heer caalami ah oo qaadan doona mudo sadex maalmood ah

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this