Jacaylbaro Posted August 15, 2007 hadhwanaag 2007-08-14 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):Dayuurad nooceedu yahay Antanof 12 oo Ruusha oo u kiraysan Shirkad Duulimaadyada oo ka shaqeysa wadanka kenya oo ka soo kicintay wadanka Kenya ayaa abaaro 3:30 Galabnimo ku burburtay dhabaha Dayuuradaha ee Magaalada Berbera. Waxaana laga samato bixiyey lix qof oo ahaa Shaqaalaha Dayuurada ah. Sidaa waxa shabakada Warar ee Hadhwanaag u xaqiijiyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Md. Cali Maxamed Waran Cadde oo aanu khadka Mobilka Gacanta kula xidhiidhnay. Wasiirka Duulista iyo Hawada Md. Cali Maxamed Waran-Cade waxa kale oo uu intaa ku daray inay Dayuuradu ka soo kicitintay wadanka Kenya oo sitay alaabooyin badeecado ah una sii jeeday Boosaaso, ay khasab ku fadhiisatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera, kadib markii ay cilad dhinaca farsamadu ku timi oo ay lugihii u soo bixiwaayeen, taasina ay sababtay inuu duuliyihii Dayuuradu beerka dayuurada ugu dhuftay dhulka oo uu khasab ku fadhiisiyo. Wararku waxay intaa ku darayaan inay dayuuradu kicisay Uuro qiiqa keentayna inay qeybo ka mid ahi Bur-burto, Sidaana shaqaalihii Dayuurada oo ka koobnaa lix qof ay kaga samato bixiyeen Shaqaalaha Madaarka Berbera, waxaana lixdii qof ee la socday Dayuurada gacanta ku haysa Xukuummada Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2007 From Kenya ......... not specified here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted August 15, 2007 Did anyone die? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2007 No one died alxamdulillah ......... all the 6 crew were rescued by the airport staff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 15, 2007 Wallaahi, these 50+ years old planes that currenlty operate in Somalia are all accidents waiting to happen. Daallo included. If these companies can't get rights to land these planes in other international airports 'cause of their luck of insurance and low standards and maintenance, I say our lives deserve better and are important. It is not like we don't have a choice now. Ethiopian Airlines currently operates in Somalia, Hargeisa, to be specific. I know anything Ethiopian is not where our money would go at this point in time, but considering our lives and our safety, and as a gesture of boycott of low standars and safety to the current airlines in somalia, it IS a choice. I, for one, would seriously consider other choices with my flights back home. I have to be honest, I have nothing against these businesses, I wished they would flourish and become successful. I just don't wanna see lives been short changed for money! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2007 Those companies know how to collect money only and they now nothing about investments and the future planning. They just get money and keep it or spend it for nothing. I would suggest to Somaliland government to ban such flights and work on expanding airport ranways so that it can receive bigger and better modern planes as anywhere else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted August 15, 2007 Jacayl, I like the rescue team effort. well done! Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 16, 2007 I can't help but @caamir. that was funny C. Anyways. Waxaan maqlay baribaa diyaarad dhiidhi gashay markay istiri kaduul garoon oodwayne kuyaal oo dhooqo ah. Kabacdi waa lariixay sidii baaburta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 16, 2007 Anybody who diyaaradaas qaraabka iyo qatiimka Ruushka raacay, both rakaabka iyo midka xaamuulkaba Eebbaa u maqan. Walaahi nafta ayaa afka kusoo istaageyso. I still remember middaan Xamar u raacay a few years ago by Jubba Airways. The freakin' thing's wing biyo ayaa ka socday. It was leaking water -- and we only knew it was water because it didn't dry fast, otherwise it could have been gas -- the whole flight. And when this shactiroole guy I asked with the seats asked the lone Soomaali [well, he had a Russian helper] 'flight attendant' what is going on. His reaction was, I still can't believe it indha adeygnimadiis: Nothing. And if it the leaking of the water bothers us, we should close the window. The Russian 'hostess' tried to reason finally, saying in English something like "maalintuu qofka tiisa soo gisho, none celin karo." Probably learned from many other islaamo that used the plane before. Oh, maan, the shactiroole guy majaajilo uuba galay. "Hadda lee soo aroosee see u dhimanaa? Maya, maya. Xataa hal jiil magaceey wato wali ma dhalan. Ma jirto, ma soconeyso." Those old airplanes are accidents waiting to happen. And I am sure the tolerance by the Emirate's authorities will be gone the day one crashes into sea, in Dubai or even in Soomaaliya. Soomaali iyo investment iskumaba fiicna. They can't even buy the darn thing, still leasing from the Russian [actually many of them are from the former Soviet republics of Ukraine, Georgia, Armenia, etc] pilots who still own the old planes. Quote Share this post Link to post Share on other sites