Sign in to follow this  
Deeq A.

JABUUTI oo sheegtay inay weerar drone ku qaaday koox argagixiso

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in weerar ay diyaarado drones ah u adeegsatay oo ay militarigeedu fuliyeen habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ay ku dishay 8 xubnood oo ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee deganaa deegaan ku yaalla xuduudda Jabuuti ay la wadaagto Itoobiya.

Weerarkan, ayay dawladdu sheegtay inay ku dhinteen dad rayid ah oo aagaas ku dhowaa, iyadoo aanay tiradooda shaacin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this