Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab xooggan oo ka kacay suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka dabdamiska, Booliska iyo shacabka oo is kaashanaya ayaa ku guulaystay in la xakameeyo dabkii ka kacay suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa caawa . Waxa weli socda dedaallada lagu daminayo meelaha weli sii hulaaqaya balse dabka xooggiisa waa lagu guullaystay in la xakameeyo.

ciidanka nabad gelyada iyo masuuliyiinta dawladda hooseba waxa ay dadka ugu baaqeen in ay banneeyaan baabuurta gurmadka sida Cagafyada, gaadiidka dab damiska iyo Booyadaha Biyaha ee hawshan ka qayb qaadanaya.

Dabka oo Suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa ayaa saacado kaddib lagu guuleystay in la damiyo, hase yeeshee geystay khasaare maaliyadeed oo xoog leh sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this