Sign in to follow this  
Deeq A.

Beelaha Sool iyo Sanaag wada dega waa in ay qaataan nabadii uu madaxweynahu ugu baaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

BEELAHA ISKU NOOSHA AH EE DEGA SOOL IYO SANAAG WAA INAY NABADDII MADAXWEYNUHU KU BAAQAY AY QAATAAN.
IMG-20250126-WA00041.jpg
Waxa nasiib darro ah inay dagaallo ay maamulayso dawladda xasan shiikh oo lagaga soo horjeedo jirtaakooda laga dhex huriyo.

Waxa nasiib darro ah saldanaddii East Sanaag Clan inay mashruuc kaga soo qaadatay xasan iyo dawlado kale inay dab geliso dadkeeda.

Waxa nasiib darro ah inay qaadeen dariiqii burburka ee ay qaateen garaaddada Sool clan waxa habboon aqoonyahankii, cuqaashii, culimadii hartiga s. Land inay nabadda madaxweyne cirro ay qaataan intay taladu dhawday.
Waxa is dilayaa waa afar beelood oo walaalo ah dawladduna meel wacan ayay iska taagtay ee dadyoow colaadda joojiya, haddii laydiin kala baxo waad isku dhammaanaysaane nabadda qaata oo heshiiya.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this