Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Xog aan dowladda rasmi uga soo bixin lagama faafin karo dagaalka Calmiskaad

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1738392516644.jpg?resize=720%2C48Wasiir Maxamuud Caydiid Dirir

Dowladda Puntland oo saaka warsaxaafadeed soo saartay ayaa go’aamisay in aysan warbaahinta kala duwan faafin karin xog ku saabsan dagaalka buuraha Calmiskaad oo aan si rasmi ah uga soo bixin dowladda.

Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda Warfaafinta Puntland oo uu ku saxiixan yahay, wasiir Maxamuud Caydiid Dirir ayaa lagu go’aamiyay in aysan warbaahinta kala duwan faafin karin xog ku saabsan dagaalka buuraha Calmiskaad oo aan si rasmi ah uga soo bixin dowladda.

Wasiir Maxamuud Caydiid ayaa sidoo kale amartay in aysan furimaha dagaalka Calmiskaad aadi karin warbaahin aan ogolaansho ka haysan wasaaradda Warfaafinta”Warbaahin ama wariye aan  ogolaansho ka haysan wasaarada ma aadi karaan furimaha dagaalka Calmiskaad.”

Halkaan ka akhriso Warsaxaafadeedka

FB_IMG_1738389855875.jpg?resize=720%2C93

PUNTLAND POST

The post Puntland: Xog aan dowladda rasmi uga soo bixin lagama faafin karo dagaalka Calmiskaad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this