Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqeymo xooggan oo lagu beegsaday Argagixisada Daacish oo ka dhacay buuraha Calmiskaad

Recommended Posts

Deeq A.   
duqeyn.jpeg?resize=800%2C450&ssl=1

Ilo wareedyo amni ayaa xaqiijinaya in duqeymo diyaaradeed oo xooggan lagu beegsaday jihooyin kala duwan oo Argagixisada Daacish weli kaga go’doonsan yihiin buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.

Qiiq iyo uuro madow ayaa laga arkay jihooyin kala duwan oo la rumaysan yahay in firxadka Daacish weli kaga dhuumanayaan buuraha Calmiskaad, waxyar kaddib markii jugo culus laga maqlay nawaaxigaasi.

Wararka hordhaca ayaa sheegaya in duqeymaha lagu beegsaday ilaa lix goobood oo kooxaha Daacish kaga dhuumanayeeen buuraha Calmiskaad balse weli ma cadda khasaaraha ka dhashay ilaa iyo hadda.

PUNTLAND POST

The post Duqeymo xooggan oo lagu beegsaday Argagixisada Daacish oo ka dhacay buuraha Calmiskaad appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this