Sign in to follow this  
SOO MAAL

Soomali isku haysana ma aha mandiqado ama qaybo wadanka ah balse waa siyaasad beeleed

Recommended Posts

SOO MAAL   

******* Baarlamaankan waxa uu ku leeyahay 28 waxa ka dhimanina waa 33 kursi kaas oo beelaha kale ay haystaan 61...waxaanu door bidnay in waxa uu ****** Soomali ku leeyahay in aanaan dayicin sidaa ayaananu u joognaa... siyasada maanta Soomali isku haysana ma aha mandiqado ama qaybo wadanka ah balse waa siyaasad beeleed waxaanan ku leeyahay siyaasadii Siyaad Bare lagu saaray ee S.N.M na waxay ahayd mid beelaysan oo lagu saleeyay, balse may ahayn mid waqooyi ama Somaliland lagu saleeyey.....

waxaan qabaa in maanta aanay jirin wax beel Soomaliland la yidhaahdo balse beelo loo wada degan yahay ayaa cad, waxaana jira beelaha ******, *****, ******, ******** iyo kuwo kale.

Waraysi dhawaan lala yeeshay Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa)

 

[ March 17, 2006, 18:53: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

True, So-called Somaliland Government (formerly snm) is just tribal faction and doesn’t represent all the communities of former British Somaliland colony. Thanks Ismail for saying the truth!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by SOO MAAL:

True, So-called Somaliland Government (formerly snm) is just tribal faction and doesn’t represent all the communities of former British Somaliland colony. Thanks Ismail for saying the truth!!!

Af nooli waa hadlaa ayna waa ciyaa.

 

 

Read carefully the article Mr. Odweyne posted and make your judgment accordingly.

 

It’s all about the dough man and Buubaa ain’t no different. I'm looking for how to get into the game my self and get paid...any suggestions

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this