Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka arimaha gudaha oo xilkii u kala wareejiyay Taliyahaha booliska ee cusub iyo kii hore

Recommended Posts

Deeq A.   

img_11_1738152473899.webp

img_8_1738152429059.webp

img_6_1738152411902.webp

img_7_1738152412631.webp

img_4_1738152377940.webp

img_3_1738152362791.webp

img_2_1738152345333.webp

img_1_1738152325985.webp

img_10_1738152459387.webp
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane Cabdalle Sandheere ayaa xilkii u kala wareejiyay taliyahii ciidanka Booliska Somaliland ee hore iyo taliyaha cusub

Munaasibada xil-wareejinta Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska JSL Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan ayaa maanta qabsoontay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this