Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro oo fulisay balanqaadkii samaynta wadada Baligubadle iyo Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa,(Qaran news)-Xukuumadda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka *****say balanqaadkii uu madaxweynahu uu u sameeyay dadweynaha gobolka Hawd ee ahaa in uu shaqada wadada isku xidha Hargeisa iyo Baligubadle uu bilaabi doono shaqadeeda boqolka maalmood ee u horeeya marka uu xilka la wareego.

Balanqaadkaasi ayaa maanta rumoobay kadib markii xukumadu ay halkaasi gaysay qalabkii lagu shaqaynaayay iyo shaqaalahiiba.

Balanqaadkaninwaa kii labaad ee xukuumadda Cirrao fulisay iyada oo todobaadkani ku dhawaaqday in ciidamada qaranka.loo kordhinaayo mushaarka.

img_8_1737902038175.webp

img_7_1737902018656.webp

img_2_1737901914295.webp

img_1_1737901874931.webp

img_4_1737901956629.webp

img_3_1737901932431.webp

img_5_1737901972903.webp

img_6_1737901998389.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this