Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bilad sharaf la gudoonsiiyay wasiirka qorshaynta qaranka ee Somaliland

Recommended Posts

i924196_WasiirkaQorshayntaQaranka.jpg

 

 

Hargaysa (QARAN)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Cali Ibraahim Maxamed , ayaa ka gudoomay Bilad sharaf jaaliyada reer Somaliland ee dalka Denmark bilad sharaftaasi oo uu wasiirka gdoonsiiyay mr Axmed Kooj, ayaa uu wasiirka qorshaynta qaranka Cali Ibrahim uu ku tilmaamay mid isaga farxad galisay oo uu ugu mahd naqaayo dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee dalka Danmark gaar ahaan xubnaha soo gaadhsiiyay.

 

Wasiirka qorshaynta ayaa ka mid ah raga ugu cul culus ee ku jira xukumada Somaliland isala markaasna ah nin aad iyo aad u soo kiciyay shaqadiisa iyada oo ay wasaardaha kalena ay mudanyihiin in ay kaga daydaan wasiirka habka iyo farsamo wanaaga ay u shaqaynayso wasaaradiisu, sidoo kale waxa amaan isna mudan ku xigeenka wasaardaasi oo isna hadh iyo habaynba u heelan isbadal balaadhan oo ay ku talaabsadaan isaga iyo wasaardiisu isaga oo kaashnaaya wasiirka wasaardooda.

 

Sideedaba xiligan ayaa la odhan karaa dhamaan wasardaha xukumada Rayaale ayaad modaa in ay xiligani kuwada talaabsanyaan isbadal xoogleh iyaga oo wada dadaalo iyo isbadalo dheeraad ah oo ay ku sameeyaan dhamaanba wasaardahooda.

 

Sida ay doontaba ha ahaatee shahaadad sharaftan wasiirka qorshaynta ay gudoonsiiyeen qaar ka mid ah jaaliydaha reer Somaliland ee qurba jooga ahi waxa ay dhiiri galinaysaa wax qabaddka wasiirda iyo madaxda xukumada Somaliland, taasi oo dareensiinaysa in isha ay dadka qurba jooga ahi ay ku hayaan shaqsi kasta oo shicibkiisa wax wanaagsan u qabta.

 

 

 

Qarannews

Hargaysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa-(Hormoodnews) Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Cali Ibraahim Maxamed , ayaa maanta gudoomay Bilad sharaf uga timid Jaaliyada Somaliland ee dalka Denmark.

 

Shahaadadan waxa wasiirka soo gaadhsiiyay oo gudoonsiiyay Muwaadin Axmed Kooj oo ka mid ah Jaaliyada Somaliland ee Denmark .

 

 

Sida ay sheegayaan wararka ku dhow dhow , Wasiirku waxa uu ku mutaystay Billada isbedelka uu ka muujiyay Mudadii uu xilka hayay shaqada Wasaarada iyo hawl gelinta hay'adaha Samo falka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this