Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo Saraakiil amni u magaciwday degmada Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Jubbaland ayaa saraakiil amni oo isugu jira Taliyaal iyo ku xegeenno u magacawday degmada Baardheere ee gobolka Gedo, taas oo dhowaan ay la wareegeen ciidamo iyo maamul taageersan dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasaaradda amniga gudaha dawlad goboleedka Jubaland ayaa Magacawday Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dagmada Baardheere, ku xigeenkiisa, iyo Taliyaha Saadka ciidanka Daraawiishta ee Dagmadaas.

Magacaabistan ayaa imaneysa Xili dhowaan Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee Jubaland uu Magacaabay Guddi uu ku sheegay inuu ka shaqayn doono dib u habaynta ciidanka Daraawiishta Jubaland ee Gobolka Gedo oo ay dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland gacan ku hayntiisa ku hardamayaan.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this