Sign in to follow this  
Deeq A.

Maareeye Kuxigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka Oo La Magcaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-048/012025 uu ku magacaabay Maareeye Kuxigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ญ๐ข๐ฑ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ: Ahmiyadda Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranku u leeyihiin Horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha dalka;

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waayo-aragnimadiisaba, isla markaana in uu hanan karo masโ€™uuliyadda ka dhalanaysa xilkan;

Markii aan sameeyey: La-tashi;

๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ;

In Mustafe Siciid Suuri laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Kuxigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.

๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐‹๐ž๐ก

________________
๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข (๐‚๐ข๐ซ๐ซ๐จ)
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this