Hales Posted July 20, 2010 The seccessionists obviously view this development as a threat to their own ambitions, considering 'democracy and freedom' were terms they used to bargain for to the west. Once elections becomes more noticeable and seen as a development and achievement in other autonomous regions in Somalia theirs will be viewed as less significant and the long prospects for recognition appeasement to outsiders will be affected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 21, 2010 (1) Somali land waxay Somalia ka goosatay 1990's (2) Puntland baa ka daba boodoo waxaa lagu sameeyey Garoowe. Copy-Cut : Laakiin, waxay ku kala duwanaayeen "Goosashada". Puntland Somali wayn ayay jaranjarro u ahayd (3) Somali land Hees gaar ah iyo Calan ayay hore u samaysatay. Puntland calankii Somalia waa anfici waayoo, mid kaloo hadda kii Somalia laga jecelyahay ayay samaysatay. Walibana sidii wiil yaroo xalay dhashayna waa loogu heesaa, oo heeso badan ayuu leeyahay [big Grin] (4) Somali land dadkii Koonfur ka yimi, waxay ku sheegtay laajiyiin iyo Ajnabi. Macne kastaba iyo dana kastaba hakala haato, hadda arrinkii Puntland ayaa ku dhaqaaqday, oo maanta dhawr boqoloo Somali ah ayaa Boosaaso laga masaafuriyey. ( Copy-Cut ) (5) Somali land doorashadeedii xummad ayay kicisay, aniga laftigaygan kula hadlayana qandho ayayba igu ridday. Dee waataasoo hadda Puntland ayaanu ka bilaabaynaa ( Copy-Cut ) (6) Somali land 3 Xisbi ayaa ka dhisan. Annaguna, waxaanu soo wadnaa 3 Xisbi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 21, 2010 Good move by Puntland. I think this as a real good development. Which parties would be formed? I heard these guys from Sweden are prebaring to compete in Puntland. http://www.ssup.se/ But I dont know if Socialism would be still popular after the experience with Somali Socialism(Xisbiga Kacaanka). A Pirate party would be also an good idea. There is a whole worldwide movement of pirate parties, they even have got elected in the European Parliament. Pirate Party Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 21, 2010 Originally posted by Libaax-Sankataabte: quote:Originally posted by Hunguri: Ngonge once again you are 100 % Correct. I repeat the word of "Copy cut". Waar Hunguriyoow, NGONGE wuu ciyaar badan yahee yaanu kaa waalin. Waa wax fiican in wixii wanaagsan la isaga daydo Awoowe. May I kindly remind the good folks here that Somalia had multi-party elections in the past. A Somali region duplicating the process of 1956, 1964 and 1969 is not something to get all too riled up about. Somaliland is gracefully repeating the same process our elders instituted in the 50s and 60s when most of Africa was in the dark. I saw an open goal and took a shot, Xaaji. Talo maxay odhan lahayaan hadaan heesi laha "Ku Dayo Puntland Ku Dayo". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 21, 2010 LS, waa runtaa oo ninkii NG ahaa wali waaba qoslayaa Waxaa ka daran JB oo isaguna qosol la dhacay. Almuhim, Puntland wadiiqadii wanaagsanyd ayay haysaa. Maalin dhaw Gaalkacayo, Garoowe, Qardho, Badhan, Laascaanood ayaynu waxaynu u diraynaa General-Duke, the Faysal Waraabe of Puntland with his Hangool and bold shinny head waving at old women and butchers Free and Fair ellections Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 21, 2010 Waxaanu leenahay soo kor oo soo barbaar ...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 21, 2010 JB waxaan maqlay UDUB bililiqo ayay ku dhaqaaqeen markii doorashadii laga helay. Odaygii adeerkaa ee Ahmad Yasin ahaa maxaa kaasoo gaadhay waxaan u malaynayaa Gaadhi Surf ah meelahaas ku qarsaty! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 21, 2010 ^Hungure inaad dhehdid waaye adiga maxaa kaa soo gaarey Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 21, 2010 Hunguri, JB khatar ayuu ku jira. Nin aan ilma adeer nahay ayaa shalayto ii faanayaay o laha "shaqaan ka helay Hargeisa". Waxan o maleenaya waa kursiga Jb laftigiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 21, 2010 Wax badan ayaa kasoo gaadhay kolay waa hubaa Tusbax iyo kiiloo Fooxa lol odaygu falaloow ayuu ahaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 21, 2010 ^LoooooooooooooL....reeer Burco dhan moved to Hargeysa miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 21, 2010 ^^ It makes sense dee. Waaka Siilaanyo madaxweyne noqday marko Hargeisa o guuray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 21, 2010 ^Taas la gartey laakin reer dhan maa kadaba guuraye? Quote Share this post Link to post Share on other sites