Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarkaal Sare oo ka tirsan Milatariga Maraykanka Oo Dawladiisa ugu baaqay in ay Degto Berbera.

Recommended Posts

Deeq A.   

Sarkaal Sare oo ka tirsan Milatariga
Maraykanka Oo Dawladiisa ugu baaqay in ay Degto Berbera.

Eric Navarro oo ka mid ah Gaashaanleyaasha Sare ee Milatariga Dalka Maraykanka Isla markaana ka faallooda Arrimaha amniga ee Bariga Dhexe ayaa ku taliyay in Magaaladda Berbera Oo ah Dekeda Labaad ee Afrika dhinaca Koboca iyo horumarkaba hogaaminaysa ay xuddun u tahay nabada Nabada Badda Cas.

Waxa uu sheegay in Xeebaha Somaliland oo dhererkoodu yahay 500 Mayl ay yihiin kuwa ugu nabdoon.

Waxa kale oo uu ku sii xoojiyay Aragtidiisa ah in Dawlada Maraykanka iyo xulafadeedu ay soo degaan Berbera in ay ka heli karaan Garoon diyaaradeed
Oo ah mid u diyaarsan Milatariga, kaas oo wax ka tari Kara xasilooni darada ay Xutuutiyiintu ka wadaan Badda Cas.

@top fansHighlightFlowers

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this